About Us


Kusoo dhawaaw Caawiye Media

Caawiye Media waa madal madax bannaan oo dhidibada loo taagay 25 maarso 2024, waana goob lagu soo gudbiyo qoraallo aqooneed ku qoran afkeena Hooyo. Madashu waxeey baahisaa maqaalo ku saabsan Sayniska, Sooyaalka, Falsafada, Fanka iyo Suugaanta, Tiknoolajiyada, Qisooyinka iyo waliba Dhaqaalaha,  si eey uga qayb qaadato kobac aqooneedka bulshada Soomaaliyeed una sahasho helida xogo ku qoran Af Soomali. 

Waxaan sii laba jibaari doonaa dadaalada Bogeena ee fadlan adiguna nadhiiri-gali oo gaarsii asxaabtaada. Farxad ayeey inoo tahay la joogaaga.

Ku mahadsanid Booqashadaada!

Maalintu Hakuu wacnaato!


Post a Comment

0 Comments